Site icon Radio Daljir

Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

Degaanka bahalay ayaa marki labaad ka soo qaybqatay dhismaha laamiga burtinle gudiga degaanka bahalay ayaa gudiga hormarinta degmada burtinle ku warejiyeen deeq lacageed oo dhan 700 oo dollar.

Wariye Axmed Cabdi Axmed (Axmed Deeq) ayaa Warbixintan Burtinle ka soo jeedinaya.

Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey by Radio Daljir

Exit mobile version