HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.

Buuhoodle, Dec 03 2016---Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

Dadka reer Baydhabo oo ka cabsi qaba dagaal kadib hanjabaado dhaxmaray maamulkii hore iyo Al-shabab. [Akhris …]
Baahin: Axad, Nov 27, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Safiirka Eretrea ee Kenya oo beeniyey in dawladiisu ay taageerto Al-shabaab; Ciidanka badda ee Puntland oo qabtay 9 burcad badeed ah, soona bandhigay maxaabiista & agabkoodii; Maxkamada ciidanka qalabka-sida ee federaalka oo dhegaysatay dacwado rag ka tirsanaan Al-shabaab.
Nabad-suggida Soomaaliya oo sheegtay in ay qabatay xubno ay ku jiraan Ajinebi ka tirsan Shabaab

Buuhoodle, Dec 03 2016—Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: