Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka Tacsiyeeyay Geerida Cabdi Tahliil Warsame.

HomeWararka

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka Tacsiyeeyay Geerida Cabdi Tahliil Warsame.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowl

Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika Jacob Zuma oo xabsiga laga soo daayay
MUQDISHO: MAXAA KAMID AH ADEEGYADA CUSUB EE MUHIIM AH OO LAGU SOO KORDHIYEY ISBITAALKA MARTINI (DAAWO)
Faysal Axmed Warsame “Doorashada wixii la qaban karo waa in hadda aan qaban”

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland waxa uu ka tacsiyaynayaa geerida Alle ha u naxariistee Fanaan Cabdi Tahliil Warsame oo xalay ku geeriyoodey Muqdisho.

Cabdi Tahliil Warsame waxa uu dhashay sanadkii 1952-dii, wuxuu ahaa fanaan wadaniya oo noloshiisa inta badan kaga qayb qaatay kobcinta fanka Soomaaliyeed, Alle ha u naxariistee waxa uu ahaa tiir weyn oo ka baxay suugaanta Soomaaliyeed.

Madaxweyne Deni waxaa uu mar kale uga tacsiyaynayaa shacabka Soomaaliyeed, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoysaskii uu ka geeriyoodey Marxuum Cabdi Tahliil Warsame, wuxuuna Alle uga baryey inuu dembigiisa dhaafo, su’aasha qabriga u sakhiro, Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: