Wararkii ugu dambeyeey ee cudurka Covid-19

HomeWararka

Wararkii ugu dambeyeey ee cudurka Covid-19

Dadka uu soo ritay Cudurka Corona Virus ee Caalamka ayaa kor u dhaaftay 6 Milyan ee ruux sidda ay ku warameen Jaamacaddaha kor kala socda Cudurka Coro

Ra’iisul Wasaara Khayre oo Daah-furay Golaha Dhaqaallaha Qaranka
Safiirka Shiinaha ee Soomaliya oo ka warbixiyey xaaladda ardayda Soomaaliyeed ee ku nool Shiinaha
Waraysi Macawisle Coosweyne: Dhib waa dhacay laakiin

Dadka uu soo ritay Cudurka Corona Virus ee Caalamka ayaa kor u dhaaftay 6 Milyan ee ruux sidda ay ku warameen Jaamacaddaha kor kala socda Cudurka Corona Virus.

Qiyaastii 6,033,875 oo dad ah oo ku nool daafaha dunida ayaa hadda la xaqiijiyay inay qabaan cudurka loo yaqaan coronavirus.

Sida laga soo xigtay xogta ay soo aruurisay Jaamacadda Johns Hopkins, In kabadan 366,894 ayaa dhintey, halka ku dhawaad ​​2,660,618 ay soo kabsadeen.

Donald Trump Madaxweynaha Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu soo afjaro xiriirka waddankiisa kala dhaxeeyo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO.

Waxaa uu WHO ku eedeeyay iney ku guul- dareysatay in Shiinaha ay ku cadeyso inuu ka dambeeyay faafidda fayraska corona.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: