HomeUncategorized

Wasiirka maaliyadda Puntland oo kulan layeeshay ganacsatada Boosaaso.

Garoowe, Nov 24 2016-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa kulan la yeeshay ganacsatada ku dhaqan Puntland gaar ahaana gobolka Bari,waxayna kawada hadleen xaalada abaarta iyo sarifka dollarka.

Golaha wasiirada Jubbaland oo kulan aan caadi ahayn yeeshay.
Wasiir ku xigeenka ciyaaraha ee Puntland Cismaan Cawad Cali oo ku geeriyooday Muqdisho.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.

Garoowe, Nov 24 2016-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa kulan la yeeshay ganacsatada ku dhaqan Puntland gaar ahaana gobolka Bari,waxayna kawada hadleen xaalada abaarta iyo sarifka dollarka.

 
Kulankan oo ka dhacay xarunta Rugta Ganacsiga iyo Wershadaha Puntland ayaa ,waxaa ka qeybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdirisaaq Maxamed Xasan,Xoghayaha guud ee Wasaaradda Axmed Jowle,Xisaabiyaha guud ee dowladda Cabdirisaaq Siciid Nuur,.Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays(Dhado,Rugta ganacsiga iyo ganacsatada gobolka.
 
Ugu dambeyn kulanka kaddib ayaa la isla qaatay qiimaha lacagta sarifka ee Shilin Soomaaliga laga dhigo 24 sh.so ah halka markii hore uu marayey illaa 28 sh.so ah.
 
Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa saxaafadda uga warbixiyey qodobada la isku afgartay kulanka.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0