Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo mudeeysay wakhtiga la qaadayo Imtaxanadka shaahdiga ah

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo mudeeysay wakhtiga la qaadayo Imtaxanadka shaahdiga ah

Wasaaradda Waxbarashadda iyo taclinta sare ee Puntland ayaa maanta shaaca ka qaaday xiliga rasmiga ah ee la qabanayo imtaaxanadka shaahadiga ah.

Hoos ka akhriso Warqada ka soo baxday Xafiiska wasiirka waxbarashadda iyo Taclinta sare ee Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com