Duqa degmadda Badhan oo ka hadlay robaab dabaylo wata oo gobalka ka da’ay (dhegayso)

HomeWararka

Duqa degmadda Badhan oo ka hadlay robaab dabaylo wata oo gobalka ka da’ay (dhegayso)

Duqa dagmada Baran Axmed Maxamed Timir oo la hadlay Radio daljir ayaa ka warbixiyay robab dabayla wata oo ka da’ay dagmada kuwaas oo geystay khasaare baxad leh. wuxu sheegay in robaabka ka da’ay Badhan uu ahaa mid dabaylo xoogan wata,isla markaana uu jiro khasaare ka dhashay. Zeinab Abdinor Mahamed ayuu u waramay

Dr Maxmed Cali Fuje oo Bulshada Soomaaliyeed uga Digay Khatarta iyo Saameynta COVID-19
Caaqil Shanlayste: “Yaan la siyaasadeen masiirka wax barashada ardayda Puntland”
MUQDISHO | mid kamid ah raga xoolaha qala oo muqdisho lagu dilay

Duqa dagmada Baran Axmed Maxamed Timir oo la hadlay Radio daljir ayaa ka warbixiyay robab dabayla wata oo ka da’ay dagmada kuwaas oo geystay khasaare baxad leh.

wuxu sheegay in robaabka ka da’ay Badhan uu ahaa mid dabaylo xoogan wata,isla markaana uu jiro khasaare ka dhashay.

Zeinab Abdinor Mahamed ayuu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: