HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka degmada Boosaaso oo kudhawaaqay roob-doon.

Boosaaso Nov 16 2016--Maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi ayaa caawa ku dhawaaqay in maalinimada beri ah ay magaalada kadhici doonto roob doon aad u ballaaran.

?Dagaalka aan ka wadno Somaliya waa mid aan ku difaacayno ummadda Maraykanka? R/wasaare Farmaajo.
Saxafi caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo; bilayska oo aan cidna u qaban jariimada
Kenya oo Sheegatay Dilka dagaal-yahanno ka tirsan Al-shabaab

Boosaaso Nov 16 2016–Maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi ayaa caawa ku dhawaaqay in maalinimada beri ah ay magaalada kadhici doonto roob doon aad u ballaaran.

Gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Boosaaso Eng Yaasiin Mire ayaa sheegay in laxiri doono xarumaha ganacsiga iyo shaqada ee magaalada si Alle looga baryo raxmaddiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: