Kal-fadhiga Barlamaanka Puntland oo furmaya & xildhibaanada oo la ogaysiyeey

HomeWararka

Kal-fadhiga Barlamaanka Puntland oo furmaya & xildhibaanada oo la ogaysiyeey

Qoraal caawa ka soo baxaya guddoonka Barlamaanka Puntland ayaa la faray mudanaayasha Barlamaanka in u furmi doono 15-ka Bisha lixaad,iyado loogu baaqa

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo ku kulmay Nairobi
Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Bandhig Faneed Ka Socdey Koonfurta Galkacyo

Qoraal caawa ka soo baxaya guddoonka Barlamaanka Puntland ayaa la faray mudanaayasha Barlamaanka in u furmi doono 15-ka Bisha lixaad,iyado loogu baaqay Mudanaayaasha inay ka soo qayb galaan.

Qoraalka soo baxay caaawa Hoos ka akhriso.

Waxaanu idinla socodsiinaynaa in Kalfadhiga 46-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland uu furmi doono Xilligiisii Dastuuriga ahaa ee 15.06.2020 Haddii Alle idmo.

Mudanayaal iyo Marwo – Ajandihii qabyadda ahaa waxaa la idinku soo gudbiyey madax-guddiyeedyadda Golaha Wakiillada Dawladda Puntland sidii caadadu aheyd.

Sidaa darteed, waxaan Alle inooga rajeynaynaa in uu nabadgelyo iyo caafimaad inagu gaarsiiyo.

Ka soo qeybgal wanaagsan,

Puntland waxaa ka jira oo la xaqijiyeey kisaas cusub ee Covid-19 ah iyado aysan muuqan taxadar laga muujiyeey cudurkaas maadama hal goob la isugu imaanayo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: