TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Fatahaadaha & Gurmadka Qardho (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Fatahaadaha & Gurmadka Qardho (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, iyo dhan hormar bulsho. Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Garoowe ka soo jeedinaysa Wariye Xaawo Axmed Maxamed!

MAANHADAL: Puntland oo wajahaysa hubanti la’aan amaan iyo mid siyaasadeed
MAANHADAL: Shirka dhuumareeb & dib u dhiciisa (dhegayso)
MAANHADAL: Wakhtiga Kalfadhiga kalfadhiga 50AAD ee Baarlamaanka Puntland

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, iyo dhan hormar bulsho.

Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Garoowe ka soo jeedinaysa Wariye Xaawo Axmed Maxamed!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: