Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay in Cadayn loo hayo masuuliyiin u xiran Musuq-maasuq (dhegayso)

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay in Cadayn loo hayo masuuliyiin u xiran Musuq-maasuq (dhegayso)

Xeer ilaaliyaha Dowladda Federaalka Somaaliya Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inay cadaymo u hayaan Masuuliyiin ku kacay musuq maasuq.

Sulayman ayaa shegay in musuq maasuq ka bilowday wasaarada cafimaadka Dowladda federaalka ah uu ku fiday dhowr wasaradood oo kale cadeymo dhowr ahna ay hayaan.

DFS ayaa u xirtay Masuuliyin ka tirsan isla dowladda Musuq-maasuq sida uu sheegay Xeer ilaaliyaha Qaranka.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com