Kahortagga COVID-19 & Doorka Ururada Haweenka (Taxanaha 6aad – dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Kahortagga COVID-19 & Doorka Ururada Haweenka (Taxanaha 6aad – dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawadda Barnaamijka GEESI Taxanihiisa 5aad oo todobaadkan aan ku falaanqeyn doono khataraha cudurka COVID-19, kaas

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 6aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)
Sooraan: Majaajillo Soodhaweyntii Puntland ee Hayaanka Reer Guuraaga Somaliland (daawo)
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 92aad (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawadda Barnaamijka GEESI Taxanihiisa 5aad oo todobaadkan aan ku falaanqeyn doono khataraha cudurka COVID-19, kaas oo caalamka ku yeeshay saamayn caafimaad oo xooggan.

Barnaamijka waxaa iska kaashaday hay’adda CARE iyo Radio Daljir, GEESI Todobaadkan waxaa ku soo qaadan doona doorka uga aadan urururada haweenka Wacyigalinta Cudurka Covid-19.

Barnaamijka waxaana daadihinaysa Wariye Xaawo Axmed Maxamed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: