HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gudoomiyaha gobolka Mudug oo Daljir uga waramay dagaalkii maanta.

Galkacyo, Nov 06 2016--Gudoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal khasaare ba’an geystey oo kadhacay magaalada Galkacyp.

Meleteriga huwanta iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Qansax-Oomane ee gobolka Baay
Dhagayso Barnaamijka Ciyaarahaha Radio Daljir wariye Zucdi Cawiif
Musavani oo sheegey in diyaar uu u yahay in ciidammo uu keeno Somaliya haddii laga taageero saadka iyo sahayda. [Akhris …]

Galkacyo, Nov 06 2016–Gudoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal khasaare ba’an geystey oo kadhacay magaalada Galkacyp.

Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow, ayaa sheegay in saaka aroortii dagaal culus ay Galmudug kusoo qaaday ciidanka dowladda Puntland uuna dagaalkaasi dhaliyey khasaare nafeed oo baahsan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0