Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Gudoomiyaha gobolka Mudug oo Daljir uga waramay dagaalkii maanta.

Galkacyo, Nov 06 2016–Gudoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal khasaare ba’an geystey oo kadhacay magaalada Galkacyp.

Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow, ayaa sheegay in saaka aroortii dagaal culus ay Galmudug kusoo qaaday ciidanka dowladda Puntland uuna dagaalkaasi dhaliyey khasaare nafeed oo baahsan.

https://daljir.com//resources3/files/Daljir%20Galkacyo%20Wareysiga%20Gudoomiyaha%20Gobolka%20Mudug_JFA.mp3?_=1
Exit mobile version