Qardho iyo wararkii ugu dambeyeey (Sawiro)

Qardho iyo wararkii ugu dambeyeey (Sawiro)

Roob xalay ka da’ay Magaaladda Qardho ayaa sababay inay daadan farabadan ka dhashaan kuwaas oo geeystay khasaare hanti oo farabadan.

Sidoo kale daadadkaas diiqalyadada ah ayaa bartamaha magaalada kala tagay gaadiid badan oo nooca raaxada ah halka gaadiidka waaweyn qaarkoodna ay ku rogmadeen oo wiishash lagu toosiyay.

Maamulka gobolka Karkaar iyo kan degmada Qardho oo kaashanaya ciidamada kala duwan ee ku sugan Qardho ayaa gurmad ballaaran u fidiyay qoysas badan oo ku go’doomay guryahooda.

Sawiraddi ugu dambeyeey ee laga soo qaaday magaaladda Qardho ayaa muujinaya xaaladda qardho iyo jawiga saaka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com