NUSOJ “Waa nasiib darro xariga wariye Mukhtaar Catoosh.” Dhegayso

HomeWararka

NUSOJ “Waa nasiib darro xariga wariye Mukhtaar Catoosh.” Dhegayso

Ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si adag u cambaareeyey xarig uu maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya kula kacay wariye caan ah o

Nabadoon Muuse Mire: “Maxamuud Xayir nin la idiin ka sheekeynayo ma ahaa waa nin Puntland….
Qiimaha shidaalka ee Puntland iyo sarifka doolarka oo aad kor ugu kacay iyo shacabka oo ka hadlay (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si adag u cambaareeyey xarig uu maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya kula kacay wariye caan ah oo ka hawlgala magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay kaasoo loo xiray inuu ka warbixiyey xaalad kufsi ah oo laga geystey deegaanada maamulkaasi.

Wariye Mukhtaar Maxamed Catoosh oo deegaanada Koonfur galbeed uga warama qaybta Soomaalida la hadasha ee Idaacada Codka Maraykanka sidoo kale na ah xoghayaha tabarada ee ururka NUSOJ ayay ciidanka bilayska ee maamulka koonfur galbeed Soomaaliya waxay maalin ka hor kuxigeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay iyadoo la geeyey waaxda dabagalka danbiyada ee CID da.

 

NUSOJ oo dalbanaysa xoriyada wariye Catoosh.

Ururka suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareeyey xariga sharci daradda ah ee lagula kacay Muqtar Mohamed Atoosh oo lagu xiray magaalada Baydhabo.

Posted by Radio Daljir on Wednesday, April 22, 2020

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: