Isku shaandheyn Wasiiro iyo Wasiirka Shaqaalaha & Kobcinta DDS oo la magacaabay

Isku shaandheyn Wasiiro iyo Wasiirka Shaqaalaha & Kobcinta DDS oo la magacaabay

Xukuumadda Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa bilowday qorshe cusub oo ah isku shaandhayn Wasiirada iyo magacaabista Wasiiro cusub.

Cabdiqaadir Rashiid ayaa loo magacaabay Wasiirka Shaqaalaha iyo Kobcinta DDS. Cabdiqaadir ayaa kamid ah wasiirada cusub ee maanta la magacaabay.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com