Haweenka PUNTLAND iyo doorkooda hoggaamineed (Taxanaha 2aad | dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Haweenka PUNTLAND iyo doorkooda hoggaamineed (Taxanaha 2aad | dhegayso)

Ku soodhawaada Barnaamijka GESI ee kobcinta doorka haweenka ee kaqaybqaadashada siyaasadda iyo aayo-ka-talinta bulshada Puntland Barnaamijyadan tax

BARNAAMIJ GAAR AH: ABAALMARINTA SHAQAALAHA RADIO DALJIR EE SANADKA 2020 (daawo )
WAXBARASHADII WAAYIHII KACAANKA, TAN MAANTA & TAN CASRIGA CUSUB
TUKARAQ, SOOL: ISKUTASHI BULSHO BAA HORMAR HORSEEDA

Ku soodhawaada Barnaamijka GESI ee kobcinta doorka haweenka ee kaqaybqaadashada siyaasadda iyo aayo-ka-talinta bulshada Puntland

Barnaamijyadan taxanaha waxa aan kaga hadli doonaa muhiimada ay bulshada iyo deegaankaba u leedahay in haweenku ay door fiican ku yeeshaan hoggaaminta iyo go’aan qaadashada arrimaha masiiriga. Waxaan barnaamijka ku iftiimin doona caqabadaha ay la kulmaan haweenka leh hanka siyaasadeed, iyo sida looga wada shaqayn karo in haweenka iyo gabdhaha dhalinyarada ay helaan xaqa dastuuriga ee ay ku matali karaan uguna shaqayn karaan bulshadooda.

Hoos kaga bogo Taxanaha 2aad ee barnaamijka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: