Madaxweyne Mustafe Muxumed oo safar ku maraya Qabri Dahare

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweyne Mustafe Muxumed oo safar ku maraya Qabri Dahare

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) Md. Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa safar ugu ambobaxay magaalada Qabri Dahare ee gobolka Q

BULSHADA KU DHAQAN SENTARKA GOLE EE DEGMADA DANNOOD, GOBOLKA DOOLLO
Dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)
Madaxweynaha dowladda degaanka Soomaalida oo Maanta la caleema saarayo

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) Md. Mustafe Muxumed Cumar Cagjar
ayaa safar ugu ambobaxay magaalada Qabri Dahare ee gobolka QORAXEY. Socdaalka Kusimaha Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu xadhiga ka jaro laydhka 24-ka saac ee laga hirgaliyey Qabri Dahare.

Qabri Dahare ayaa xarigjar kahor kamid ahayd magaalooyinka DDS ee aan wali laydhku gaadhin.

 

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: