HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.

Garoowe, Oct 27 2016--Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir ee magaalada Garoowe kasoo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed Tallman.

7 qof oo ku dhintay madaafiic ku dhacday suuqa Xamar-weyne, Muqdisho.
Barlamaanka cusub oo ladhaarinayo iyo madaxweyne Gaas oo ku wajahan Muqdisho.
Talyaha qaybta gobolka Mudug Dhay-lo?aad oo sheegay in wiil dhalinyaro ah oo sitay wal-xaha qarxa askari ka tirsan ciidanku uu ku toogtay halka lagu magacaabo Halabookhad ee duleedka Gaalkacyo.

Garoowe, Oct 27 2016–Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir ee magaalada Garoowe kasoo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed Tallman.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: