Maamulka Galmudug oo saaray Go’aamo ku saabsan ka hortagga Covid 19

HomeWararka

Maamulka Galmudug oo saaray Go’aamo ku saabsan ka hortagga Covid 19

Gudiga ka hortaga Caabuqa Covid 19 ee degaanada Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb. Guddiggaan ayaa waxaa ay saareen qodobo ay ka mid yihiin in la xiray Xuduudaha Galmudug, sidoo kalena in la joojiyay Kulamada dadweynaha.

ICC oo sii daysay Madaxweynihii Xasuuqa Geeystay ee Laurent Gbagbo (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Gudiga ka hortaga Caabuqa Covid 19 ee degaanada Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb.

Guddiggaan ayaa waxaa ay saareen qodobo ay ka mid yihiin in la xiray Xuduudaha Galmudug, sidoo kalena in la joojiyay Kulamada dadweynaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: