HomeUncategorized

DHEGEYSO-Siyaasi Maxamed Cilmi oo baaq u diray madaxda Puntland iyo Galmudug.

Boosaaso, Oct 24 2016--Siyaasi Maxamed Cilmi Cabdalle oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa ka hadlay colaadda ka aloosan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug , isagoona usoo jeediyay madaxda Puntland iyo Galmudug inay xal nabad ah kusoo dabaalaan colaadda ka jirta magaalada Gaalkacyo ee soo laa laabatay.

Soomaaliland oo diiwaangelin ka bilowday meel u dhow garoonka Kanooko ee gobolka Nugaal.
DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Sabti 23
Ra?isal wasaare Saacid oo shirka Swezerland kadib Turkiga u tegaya heshiis meleteri (Dhegeyso)
Boosaaso, Oct 24 2016–Siyaasi Maxamed Cilmi Cabdalle oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa ka hadlay colaadda ka aloosan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug , isagoona usoo jeediyay madaxda Puntland iyo Galmudug inay xal nabad ah kusoo dabaalaan colaadda ka jirta magaalada Gaalkacyo ee soo laa laabatay.

Waxaa uu u waramay Maxamud Cabdi Ibrahim

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: