Waraysi: Hormarinta degmada cWaaq iyo Daruufaha ku xeeran (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

Waraysi: Hormarinta degmada cWaaq iyo Daruufaha ku xeeran (dhegayso)

Degmada cWaaq waxay ka tirsan tahay gobolka Galgaduud, waana mid ka mid ah magaalooyinka ugu dadka badan gobollada dhexe. cWaaq waxay sannad ka hor

Maanhadal: muranka doorashooyinka Puntland, Ururo diidan sida wax loowado iyo dawlada oo is difaacdey.
TALOKEEN:Talooyin ku saabsan Burburka Wadooyinka Puntland (dhegayso)
MAANHADAL: Suurtagalnimada doorasho dadweyne oo lagu soo doorto Xildhibaanada bedelaya Barlamaanka hadda jira

Degmada cWaaq waxay ka tirsan tahay gobolka Galgaduud, waana mid ka mid ah magaalooyinka ugu dadka badan gobollada dhexe.

cWaaq waxay sannad ka hor lugaha kala soo baxday colaado xagga qabiilka ah oo mararna aano ahaan u dhacayey, marar kalena iska hor-imaaddo toos ah u dhacayey oo isla qabaa’ilka ah.

Hadda sida muuqata arimahaasi waa ka soo kabsatay, waxaana u dego rogotay marxalad hormaritaan oo looga fakarayo magaalada horu kaceeda.

Nuur Cali Shidane wuxuu ka mid yahay qurbajoogta cWaaq, wuxuuna degganyahay dalka Sweden, haddase wuxuu ku sugnyahay cWaaq.

Wareysi uu siiyey Barnaamijka Talokeen ee Radio Daljir ayuu ku bixiyey talooyin la xiriira degmada cWaaq oo wax ka qabasho u baahan, siiba markay timaaddo xagga hormarinta, isagoo talooyinkiisu ay daarrranaayeen in dadka qurbajoogta ah ee cWaaq ay qayb ka noqdaan hormarinta degmada, maalgashadaanna.

Hoos ka dhegayso.

Diiwanka Wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: