Maamulka Soomaaliland oo soo saaray Amaro looga hortagayo Cudurka Coronavirus

HomeWararka

Maamulka Soomaaliland oo soo saaray Amaro looga hortagayo Cudurka Coronavirus

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna gudoomiyaha guddiga heer qaran ee u diyaar-garawga iyo ka hortaga

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay inay qaab cusub ula dagaalamayan Alshabaab (Daawo)
Raysal Wasaaraha Cusub ee Itoobiya oo booqasho ku jooga Jigjiga
Maamulka Galmudug oo laamaha Amniga kala shiray la-dagaalanka Al-Shabaab

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna gudoomiyaha guddiga heer qaran ee u diyaar-garawga iyo ka hortaga xanuunka Covid 19 ayaa Soo saaray warsaxaafadeed lagu joojinayo rakaabka ka imaanaya Yurub iyo Maraykanka.

War-saxaafadeed kasoo baxey Madaxweyne kuxigeenka ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga uu qiimeyn ku sameeyey rakaabka ka imaanaya wadamada Yurub iyo mareykanka ee u soo safraya deegaannada Soomaaliland ay keeni karaan Cudurka coronavirus oo wadamadaas uu ka dilaacey,iyaga oo soo saarey go’aamadaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: