Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo gaari ku wareejiyeey Ciidanka Booliska Caabudwaaq (dhegayso)

Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo gaari ku wareejiyeey Ciidanka Booliska Caabudwaaq (dhegayso)

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa maantay Gaari ku wareejiyay Booliska degmadda Caabudwaaq,xili baahi weyn cidankaas saldhiga u qabeen gawaari ay ugu adeegan Bulshadda Magaaladda Caabudwaaq.

Warbixintan Waxaa Caabudwaaq ka soo diray Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com