Dowlada oo soo saartay fariimo ku saabsan cudurka Coronovirus

HomeWararka

Dowlada oo soo saartay fariimo ku saabsan cudurka Coronovirus

Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya soo saartey farriin iyo talooyin loo jeedinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee maraya safarada dhinaca dhulka ah si looga digtoonaado Cudurka Coronavirus. Qoraal kasoo baxey Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu shaaciyey 7 Qodob oo dadka ku safraya dhulka & Badda kadib markii dhowaan la hakiyay duulimaadyada Caalamiga ah.

JUXA OO FASHIL KU YIMAADA DIMUQURAADIYEYNTA PUNTLAND DUSHA U SAARAY XISBIYADA SHEEGAYNA IN AY GABEEN DOORKOODII SIYAASADEED (daawo)
Xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo qarax ka badbaaday
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaalle (Madar), Daljir Bossaso (dhegayso)

Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya soo saartey farriin iyo talooyin loo jeedinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee maraya safarada dhinaca dhulka ah si looga digtoonaado Cudurka Coronavirus.

Qoraal kasoo baxey Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu shaaciyey 7 Qodob oo dadka ku safraya dhulka & Badda kadib markii dhowaan la hakiyay duulimaadyada Caalamiga ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: