HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijkii Saakay iyo Dunida Arbaco, Oct, 18, 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso

Boossaaso, Oct, 18, 2016 - Halkaan ka dhagayso barnaamijkii subaxnimo ee saakay iyo dunida, waxaana barnaamijka saakay idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, barnaamijka wuxuu saakay idinkaga imaanayaa Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaana idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, ku dhagayso wararkii ugu dambeeyay ee 24kii saac ee ugu dambeeyay gudaha dalka iyo dibadaba.

Waraysi Taliye ku-xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland oo la hadlay qaabkii loo qabtay Qandala.
Dareen-cabsiyeed oo ka jira magaalada Kismaayo iyo duqaymo loo gaystay meelo ka mid ah gobolkaasi.
DHEGEYSO-Barnaamijkii ciyaaraha Daljir ee Sports News.

Boossaaso, Oct, 18, 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamijkii subaxnimo ee saakay iyo dunida, waxaana barnaamijka saakay idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, barnaamijka wuxuu saakay idinkaga imaanayaa Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaana idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, ku dhagayso wararkii ugu dambeeyay ee 24kii saac ee ugu dambeeyay gudaha dalka iyo dibadaba.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: