Culumadda Puntland iyo dowladda oo ka heshiyeey in Masaajidada an la xirin (dhegayso)

HomeWararka

Culumadda Puntland iyo dowladda oo ka heshiyeey in Masaajidada an la xirin (dhegayso)

Xilli wasaaaardda cadaalada Puntland ku dhawaaqday in la xiro dhamaan goobaha Cibadaada siiba Masaajidada si loga hortago xanuunka carona in dalka had

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Warkii Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeey (dhegayso)
Ololaha doorashada baarlamaanka iyo madaxtooyada ee Turkiga oo maanta ku eg

Xilli wasaaaardda cadaalada Puntland ku dhawaaqday in la xiro dhamaan goobaha Cibadaada siiba Masaajidada si loga hortago xanuunka carona in dalka hadii uu soo galo in la xakameeyo ayaa arinkaas wax iska badalay ka dib markii culimada qaar iyo wasiirka caadalaadu ay kulmeeen.

Sheikh Maxamuud Xaaji yuusuf oo ka mid ah culimada Puntland kuna sugan Garoowe ayaa daljir uga waramay waxyaabaha loo baahan yahay n laga hormariyo ka hor inta aan la xirin Masaajidada wuxuu biyey talooyin ku saabsan ka ilaalinta nadaafada .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: