HomeUncategorized

AKHRI-Liiska cusub ee musharixiinta aqalka sare ee Puntland.

Garoowe, Oct 16 2016--Golaha Wakiilada Dawlada Puntland ayaa maanta shaaciyay Liiska Xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Liiska ka muuqda in Qoondo wannaagsan la siiyay haweenka oo ay gadaal ka riixayaan Beesha Caalamka.

Maxkamada ciidanka qalabka-sida ee Puntland oo qaaday dacwado lagu soo oogay askar ka tirsan ciidanka PIS & ilaalada madaxtooyada.
Baahin: [Sabti], [Feb 26], Weriye Sucaad M Maxamed …Duqii magaalada Gaalkacyo oo si kadis ah isu casilay, dalkana uga dhoofay …Barlamaanka Federaalka oo xilli-kordhintooda ku tilmaamay bad-baado shacab …Haweenka Buuhoole oo la hadlay kuwa Hargaysa: Gabadh hooyo noqotay wiil dagaal kuma guugaabiso …Guddoomiyaha gobolka Gedo oo ka hadlay dagaallo ka dhacay gobolkiisa …
DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo wariye Abdinaasir

Garoowe, Oct 16 2016–Golaha Wakiilada Dawlada Puntland ayaa maanta shaaciyay Liiska Xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Liiska ka muuqda in Qoondo wannaagsan la siiyay haweenka oo ay gadaal ka riixayaan Beesha Caalamka.

Liiska ayaa waxaa ka maqan Guddoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka Puntland Mahad Cabdala Cawad oo horay ugu jiray Xubnaha la tartamayay Janaraal Moorgan.

Hoos Ka Akhriso Liiska oo Isbadal wayn lagu sameeyay;-

1-Saynab Xaashi Biixi.

-Shukri Aadan Maxamed.

-Xaawo Caynab Cabdi.

2-Hodon Maxamuud Cismaan.

-Basro Cumar Geele.

3-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

-Aamino Aadan Cabdullaahi.

4-Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Farole.

-Cabdi Mahad Abshir Cismaan.

5-Siciido Xassan Cismaan.

-Axmed Cabdala Tigaana.

-Siciid Maxamuud Aadan.

-Maxamed Maxamuud Cali Bile.

6-Cabdirisaaq Xassan Cismaan Juurile.

-Hodon Ismaaciil Cilmi.

7-Maxamuud Axmed Maxamuud.

-Faadumo Siciid Maxamed.

8-Maxamed Siciid Xirsi’’Moorgan’’.

-Maxamuud Cali Siciid.

-Bootaan Bare Samatar.

9-Cabdixakiin Axmed Xaashi.

-Mahad Daahir Sheekh Nuur.

-Cabdulqaadir Faarax Shaaciye.

10-Cali Ismaaciil Cabdi Giir.

-Shukri Cabdullaahi Maxamuud.

-Farxaan Cali Xusseen.

11-Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere.

-Siciid Maxamed Cali.

-Faarax Cawad Jaamac.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: