DHEGEYSO-Musharixiinta aqalka sare ee Puntland oo dhamaystiran.

Garoowe, Oct 09 2016–Dowladda Puntland ayaa goor dhaweyd shaacisay liiska xubnaha u sharaxan iney uga mid noqdaan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Afhayeenka Dowladda Puntland, C/llaahi Quraan-jecel ayaa saxaafadda u akhriyey xubnaha u sharaxan aqalka sare ee Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com