Xildhibaan Dalxa oo dowladda kenya eedeyn Culus u jeediyeey (Daawo)

Xildhibaan Dalxa oo dowladda kenya eedeyn Culus u jeediyeey (Daawo)

Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Caawa Waraysi gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay inay Faragalin qaawan dowladda Kenya ku hayso Somaaliya,isago sheegay inaysan Gacmaha ka laaban doonin xadgudubta Qaawan.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayuu khadka Taleefanka ugu waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com