HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijka Xulashada Daljir 28 Sept 2016 Wariye Xassan Haykal Studio Daljir Boossaaso

Boossaaso, 28 - Sept - 2016 - Kusoo dhawaada barnaamijkii Xulashada Radio Daljir oo maantay idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaana idinla socodsiinaya wariye Xassan Haykal, barnaamijka waxaad ku maqli doontaan qodobadii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada.

Guddoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed oo la doortay
Xildhibaan Dixeeye – is-maandhaafka siyaasadeed ee hareeyey guddoonka baarlamaanka federaalka ah.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Xasan Haykal.

Boossaaso, 28 – Sept – 2016 – Kusoo dhawaada barnaamijkii Xulashada Radio Daljir oo maantay idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaana idinla socodsiinaya wariye Xassan Haykal, barnaamijka waxaad ku maqli doontaan qodobadii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: