HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijkii Fiidnimo ee Caawa iyo Daljir 27 – Sept 2016 – Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Studio Daljir Boossaaso

Boossaaso, 27 - Sept - 2016 - Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, waxaad-na ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dabadaba.

Col: C/llaahi Maxamed Xassan (Farey) oo caawa salaadii maqrib kaddib lagu dilay Gaalkacyo.
Nabadoon C/casiis Afgaduud oo aan ka waraysanay dab khasaare gaystay oo qabsaday dhul deegaaneedka Laag, Bari.
DHAGAYSO:Barnaamij Gaar ah oo ku Saabsan Shirkii wada-tashiga ee Muqdisho

Boossaaso, 27 – Sept – 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, waxaad-na ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dabadaba.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: