Duqa Muqdisho oo qaabiley Wafdi soo gaarey Muqdisho

HomeWararka

Duqa Muqdisho oo qaabiley Wafdi soo gaarey Muqdisho

Duqa Mogdisho ahna Guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasimaha Bar

Saaka & Dunida iyo cFatax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Ciidamadisu ay la wareegeen Magaaladda Mekelle

Duqa Mogdisho ahna Guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasimaha Bariga Africa u qaabilsan hey’ada Max Planck Foundation oo ah hey’ad laga lee yahay dalka Jarmalka taas oo ka shaqeysa Arrimaha sharciga iyo horumarinta.

Kulankaasi ayaa waxaa labada dhinac ay uga wada hadleen Arrimo la xiriira loogu Horumatinta Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Duqa Muqdisho ayaa uga mahad celiyey Agaasimaha Bariga Africa u qaabilsan hey’ada Max Planck Foundation taageerada dhinaca horumarinta ah oo uu u balan qaadey Maamulka Gobolka Banaadir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: