HomeUncategorized

Dhagayso: Odoyaasha Dangoronyo oo dowladda ugu baaqay in aan la dadajin doorashada golaha deegaanka oo birri la filayo

Dangoronyo, Sept - 19 - 2016 - Qaar ka mid ah waxgaradka iyo nabadoonnada degmada Dongoronyo oo indhawaaleba ku mashquulsanaa soo xulida xubnaha cusub ee golaha deegaanka degmada Dangoronyo ee gobolka Nuugaal oo lasoo xiriiray Radio Daljir ayaa muujiyay walaac ku aadan dag dag lagu salaynayo doorashada golaha deegaanka oo birri la filayo in ay Dengaronyo ka qabsoonto.rn

Baahin: Sabti, Jan 14, C/qaadir M. Silfar ~ Daljir ~ Galkacyo. Ergada shirka Khaatumo II oo maanta ka dooday magaca loogu wanqali doono maamulka; M/weyne Siilaanyo oo ku goodiyey in aanay ogolaanayn dawlad goboleed laga yagleelo gobollada SSC; Bunuugta Maraykanka oo fasaxay adeegga Xawaaladaha ee Somalida ku nool Maraykanka.
Dhagayso Caawa iyo Daljir Axad 17 – April – 2016 – Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim (Studio Daljir Boossaaso)
DHEGEYSO-Warbixin xiisabadan oo aan ka diyaarinay doorashada Soomaaliya.
Dangoronyo, Sept – 19 – 2016 – Qaar ka mid ah waxgaradka iyo nabadoonnada degmada Dongoronyo oo indhawaaleba ku mashquulsanaa soo xulida xubnaha cusub ee golaha deegaanka degmada Dangoronyo ee gobolka Nuugaal oo lasoo xiriiray Radio Daljir ayaa muujiyay walaac ku aadan dag dag lagu salaynayo doorashada golaha deegaanka oo birri la filayo in ay Dengaronyo ka qabsoonto.
 
Nabadoon Bashiir Cabdi Cali Iyo Nabadoon Abshir Yuusuf Aadn oo waraysi siiyay Daljir ayaa wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ugu baaqay in ay goob joog ka ahaato doorashada golaha deegaanka, isla markaana wasaaraddu isha ku hayso dadajin maamulka gobolka Nuugaal uu ku samaynayo doorashada waa sida ay hadalka u dhigeen e-
 
Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin ayaa waraystay nabadoonnada, ugu horrayntiina waxaa hadalka ku horreeyay Nabadoon Bashiir Cabdi Cali oo Kooshin waydiiyay sababta uu Daljir ula soo xiriiray.
 
Hoos ka dhagayso waraysigii odoyaasha
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0