HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kormeeray Suuqa Xera-dayax iyo Cisbitalka..

Galkacyo, Sep 18 2016--Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta kormeer shaqo kutegey suuqa weyn ee Xera-dayax iyo cisbitalka guud ee Galkacyo oo dhisme kasocdo.

Madaxweynaha: ‘’Taageerada Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya muhiim ayay u tahay dib u dhiska iyo dib u soo kabashada dalkeena’’
TARTAN IYO TACLIIN: Kulamo Adag oo Caawa la Isku Arki doono
?Wasiir u dawlaha Maamul Wanaaga ee Puntland oo aan ka waraysanay astaynta calanka, heesta & astaanka Puntland.

Galkacyo, Sep 18 2016–Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta kormeer shaqo kutegey suuqa weyn ee Xera-dayax iyo cisbitalka guud ee Galkacyo oo dhisme kasocdo.

Kormeerkaani oo ay madaxweyne ku-xigeenka kuweheliyeen maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Galkacyo ayaa waxa ay ugu kuur galeen qaabka uu u socdo dhismaha xarumahaasi oo ay burburiyeen qaraxyadii Galkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: