DHEGEYSO-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kormeeray Suuqa Xera-dayax iyo Cisbitalka..

Galkacyo, Sep 18 2016–Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta kormeer shaqo kutegey suuqa weyn ee Xera-dayax iyo cisbitalka guud ee Galkacyo oo dhisme kasocdo.

Kormeerkaani oo ay madaxweyne ku-xigeenka kuweheliyeen maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Galkacyo ayaa waxa ay ugu kuur galeen qaabka uu u socdo dhismaha xarumahaasi oo ay burburiyeen qaraxyadii Galkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com