MAANHADAL: Doorashada Soomaaliya,khilaafka DFS iyo maamul goboleedyada  (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Doorashada Soomaaliya,khilaafka DFS iyo maamul goboleedyada (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaala

Maanhadal: Xaalka Puntland Kadib Doorashadii Federalka
MAANHADAL: Shirka Garoowe iyo doorka faragalineed ee dalalka Carabta ee Soomaaliya. (dhegayso)
MAANHADAL: Doorashooyinka Dalka 2021& siday ku dhici karto_(dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku saabsanyahay Dowladda Faderaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah ayaan wali heshiis ka gaarin nooca doorasho ee dalka, waxaana lagu eedeeyey dowladda dhexe madaxdeeda inay isku koobeen arrimaha masiiriga ah sida dastuurka iyo doorashooyinka dalka, dowladaha Soomaaliya taageerana waxaa ay dalbadeen in la dhameeyo khilaafka jira.

Barnaamjka waxaa Boosaaso ka soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahin.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: