HomeUncategorized

Diyaaradaha Qaadka oo ka dagay magalaada Muqdishu

Muqdisho, 14 - Sept - 2016 - Labo diyaardood oo sida maandooriyaal Qaadka ayaa goor-dhow kusoo degay garoonka diyaradaha ee magaalada Muqdisho.

Galkacyo: Shir u dhamaaday Saraakiisha sare ee bilayska Puntland iyo guddiga amniga gobolka Mudug.
DHEGEYSO-Markab u rarnaa WFP oo ku ciladaysan xeebaha Xaafuun.
“Madaxda Federaalku isma khilaafsanee waxaa is khilaafsan M/weyne Shariif iyo Sharciga” Prof. Juriile.

Muqdisho, 14 – Sept – 2016 – Labo diyaardood oo sida maandooriyaal Qaadka ayaa goor-dhow kusoo degay garoonka diyaradaha ee magaalada Muqdisho.

Dowladaha Somalia iyo Kenya ayaa shalay hehsiis ka gaarey xayiraad September 5, 2016 n kusoo rogtay Qaadka laga soo dhoofiyo Kenya.

Dhanka kale, waxaa si caadi ah kusoo laabtay Isku socodka Gaadiidka iyo Dadweynaha ee Magaalada Muqdisho, oo Wadooyinkeeda ay xirnaayeen mudo 6 Malamood ah, sababtoo ah Shirka IGAD.

Beeralayda Qaadka dalka Kenya ayaa sheegay inay lumiyeen Lacag farabadan tan iyo intii cunaqabateynta lagu soo rogey u dhoofintiisa magaalada Muqdishu.

Go’aanka joojinta qaadka dowlada Federaalka ayaa wax saameyn ah ku yeelan maamulada kale ee Somalia kuwasoo maandoorayahaan ka dagayey magaalo madaxyadooda.

Diiwaanka Wararka,

Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: