HomeUncategorized

War Dag Dag ah: Inta la hubo labo ayaa dhimatay Nabadoon Muuse Geelena dhaawac ayaa soo gaaray, kaddib markii gurigiisa caawa la weeraray

Caabudwaaq, Sept, 06. 2016 - Inta la hubo labo ayaa dhimatay Nabadoon Muuse Geelena dhaawac ayaa soo gaaray, kaddib markii gurigiisa caawa la weeraray, wararku waxay intaasi ku darayaan arrintaan in ay la xiriirto aano qabiil

Marwo Caasha Geelle Diriye oo booqasho hawleed uga bilaabatay Washington D.C.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka kusoo laabtay.
Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya oo xukun ka fulisay Jawhar.

Caabudwaaq, Sept, 06. 2016 – Inta la hubo labo ayaa dhimatay Nabadoon Muuse Geelena dhaawac ayaa soo gaaray, kaddib markii gurigiisa caawa la weeraray, wararku waxay intaasi ku darayaan arrintaan in ay la xiriirto aano qabiil

Dadka dhintay ayaa la sheegay in ay ahaayeen caa’ilada Nabadoona, waxaana arrintaan ay kusoo beegmaysaa xilli Caabudwaaq ay aad ugu soo badanaysid muddooyinkii ugu dambeeyay dilalka iyo dagaalada la xiriira qabaa’ilka dhexdiisa.

Wixii soo kordha kala socda Www.radiodaljir.com

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir,

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: