HomeUncategorizedCAAWA & DALJIR

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo M CC Kooshin.

Garoowe, Sep 05 2016--Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana ku maqli doontaan raadraaca wararkii ugu dambeeyey ee 24-kii saac ee lasoo dhaafay kadhacay Soomaaliya iyo guud ahaan caalamka, waxaana xarunta Daljir Garoowe kasoo jeedinaya Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin.

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir cWaaq (dhegayso)

Garoowe, Sep 05 2016–Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana ku maqli doontaan, Dagaalo khasaare dhaliyay oo bariga Mudug ku dhexmaray Puntland iyo Galmudug.

Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo sheegay oo gaaray Muqdisho,  Maantay magaalada Gaalkacyo dhagax-dhigay dhismaha Isbitelka Gaalkacyo.

Cumar Cabdirashiid oo ku dhawaaqey musharaxnimadiisa xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016 Dowladda Puntland oo ka sheegtay in ay guul-wayn ka gaartay qorshaha maalgashiga deegaannada Puntland.

Maamulka Gobolka Banaadir oo Faahfaahin ka bixiyay Qarax Gelinkii dambe ee Maanta ka dhacay Wadada Makka almukarama ee Magaalada Muqdisho

Xafiiska ladagaalanka Burcad-badeeda Puntland oo ka warbixiyay faa’iidooyinka shirarka had iyo goor xafiis-ku dalka dibadiisa u aado.

Waxaana xarunta Daljir Garoowe kasoo jeedinaya Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: