HomeUncategorized

Diyaaradihii qaadka keeni jirey Soomaaliya oo si kumeel gaar ah loo hakiyey.

Muqdisho, Sep 05 2016--Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa kudhawaaqday inay si kumeel gaar ah u hakisay diyaaradihii qaadka keeni jirey Soomaaliya laga bilaabo maalinka beri ah ee 6 September.

Dhagayso Caawa iyo Daljir 20 March 2016 – Wariye Khadar Cawl Ismaaciil Daljir Garowe
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Xasan Haykal.
DHAGEYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Toll-Man

Muqdisho, Sep 05 2016–Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa kudhawaaqday inay si kumeel gaar ah u hakisay diyaaradihii qaadka keeni jirey Soomaaliya laga bilaabo maalinka beri ah ee 6 September. 

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangali, oo lahadlayey BBC-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay in tallaabadaani ay salka kuhayso xaaladda dhaqaale ee Soomaaliya. 

Soomaaliya waa suuqa ugu weyn ee loo dhoofiyo qaadka Kenya iyadoo ugu yaraan 16 duullimaad oo sida qaad ay maalin kasta tagaan Soomaaliya. 

Go’aankaani ayaa waxaa qaadacay maamulka Soomaaliland oo sheegay in tallaabada ay ku dhawaaqday xukuumadda Soomaaliya uusan qusayn Soomaalilandna aysan duulimaad joojin doonin.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: