Gudoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay danjirayaasha beesha caalamka ee Soomaaliya

HomeWararka

Gudoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay danjirayaasha beesha caalamka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane; Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan, ayaa Maanta kulan laqaatay madaxda Danjirayaasha Qaramada midoobay ee Soomaaliya, AMISOM , Ingiriiska iyo Waddamo kale. Kulakan ayaa waxaa loogu hadlay doorashada la filayo in ay ka dhacado Dalka Soomaaliya 2020 -2021 ka iyo xoojinta wada shaqynta Labada dhinac.

Ciidamada ammaanka ee Jubaland oo qabtay askarigii gabadha kudhaawacay Bosaso
Maxay ka wada hadleen madaxweyne Deni & Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Kate Foster?
Caawa & Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir “Sheekeeye” (DHEGAYSO)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane; Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan, ayaa Maanta kulan laqaatay madaxda Danjirayaasha Qaramada midoobay ee Soomaaliya, AMISOM , Ingiriiska iyo Waddamo kale.

Kulakan ayaa waxaa loogu hadlay doorashada la filayo in ay ka dhacado Dalka Soomaaliya 2020 -2021 ka iyo xoojinta wada shaqynta Labada dhinac.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: