DHEGEYSO-Shuban-biyood ka dilaacay deegaamo hoosyimaada Isku-shuban.

Isku-shuban, Sep 04 2016–Cudurkan ayaa Waxaa ujiifa dad gaaraya ilaa iyo 75 qof kaasoo uusoritay cudurka shuban biyoodka waxayna dadka intabadan xanuunka ay ka qaadeen biyo wasaqaysan oo ay dadku ka cabeen ceelasha wasaqaysan ee deegaankaasi kuyaala.  

Hadaba Si aayn Xaalada dakaasi u ogaano ayaan Waxaan Qadka telfoonka ee Tuulada Xiriiro kulaxiriirnay  Bashiir maxamed Cali Gudoomiyaha Caafimaadka ee Tuulada Xiriio. Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com