Khayre oo Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ku qaabilay Muqdisho (Daawo)

HomeWararka

Khayre oo Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ku qaabilay Muqdisho (Daawo)

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee a

Aqalka Wakiilada oo Ruushka ku faro-gelinaya doorashada 2020
Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo furay Kalfadhigii 5aad ee Barlamanka Konfur Galbeed (dhegayso)
ARDAA Xalqaddii 73aad: Dadka Somaliyeed iyo Bisaylka dowladnimada (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha Afrika, Tibor P. Nagy.

Tibor P. Nagy oo Ra’iisul Wasaaraha uga mahad celiyay soo dhaweynta ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay ka go’antahay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed kala shaqeyso dib-u-kabashada iyo dib-u-dhiska dalka, waxuuna dowladda ku ammaanay dadaallada horumainta dalka.

Hoos ka daawo kulanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: