MUUQAALKA BULSHADA: Aragtida shacabka Puntland ee hakinta mashaariicda hormarinta caasimadaha Puntland & Jubaland (dhegayso)

HomeWararka

MUUQAALKA BULSHADA: Aragtida shacabka Puntland ee hakinta mashaariicda hormarinta caasimadaha Puntland & Jubaland (dhegayso)

Kulanti wacan dhegeystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin walba ka baaha Warbaahinta Daljir. Maanta barnaamijka waxaa ku soo qadanaynaa mashaaric DFS ay ka hakisay Maamulada Puntland iyo Jubbaland. Hakintaas waxaa “nasiibdarro” ku tilmaamay shacabka Puntland oo barnaamijka maanta kaqaybgalay. Hoos kaga bogo.

Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Ciyaartooy Kasocota Dalka Australia iyo Xulka Gobalka Karkaar oo Wada ciyaaray (dhegayso)
Shaqaalaha Dowladda Puntland oo Helay Fasax Dastuuri ah (dhegayso)

Kulanti wacan dhegeystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir oo maalin walba ka baaha Warbaahinta Daljir. Maanta barnaamijka waxaa ku soo qadanaynaa mashaaric DFS ay ka hakisay Maamulada Puntland iyo Jubbaland. Hakintaas waxaa “nasiibdarro” ku tilmaamay shacabka Puntland oo barnaamijka maanta kaqaybgalay.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: