Warbixin: Hor-umarka gobolka Mudug iyo kaalinta Bulshada  (dhegayso)

HomeWararka

Warbixin: Hor-umarka gobolka Mudug iyo kaalinta Bulshada (dhegayso)

Dhismaha waddada bartamaha ee magaalada Gaalkacyo ayaa meel wanaagsan maraysa, waxaana la saaray laami tayadiisu sarayso . Shacabka iyo dowladda ayaa iska kaashanaya dhimaha waddada bartamaha ee Gaalkacyo. Hadaba hor-umarkaasi gobolka iyo sida ay bulshada uga qayb qaadan karaan waxa warbixin ka diyaariyay wariye Cabdinaari Ibraahin Maxamed. Dhegayso. Sawiro.  

Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada Puntland?
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda oo Dil ku Fulisay Edeysane shabaab ka tirsana (Daawo)

Dhismaha waddada bartamaha ee magaalada Gaalkacyo ayaa meel wanaagsan maraysa, waxaana la saaray laami tayadiisu sarayso .

Shacabka iyo dowladda ayaa iska kaashanaya dhimaha waddada bartamaha ee Gaalkacyo.

Hadaba hor-umarkaasi gobolka iyo sida ay bulshada uga qayb qaadan karaan waxa warbixin ka diyaariyay wariye Cabdinaari Ibraahin Maxamed.

Dhegayso.

Sawiro.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0