Dowladda Gambia oo ka digtay in Yahya Jammeh uu ku soo laabto wadanka.

HomeWararka

Dowladda Gambia oo ka digtay in Yahya Jammeh uu ku soo laabto wadanka.

Dowladda Gambia ayaa ka digtay in wadanka uu ku soo laabto madaxweynihii hore ee Gambia Yahya Jammeh, si looga baaqsado qala-laase siyaasadeed. Mr

Caabudwaaq Askari horay u dilay Sarkaal & Walaashiis oo qisaas toogasho maanta lagu fuliyay
Kuliyaddii Ciidamada Jaalle Siyaad oo dib loo howlgalinayo (sawiro)
Qof shacab ah oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo

Dowladda Gambia ayaa ka digtay in wadanka uu ku soo laabto madaxweynihii hore ee Gambia Yahya Jammeh, si looga baaqsado qala-laase siyaasadeed.

Mr Jammeh haddii uu wadanka ku soo laabto amar la’aan, isaga ayaa qaadaya waxa ka dhasha ayuu yiri”afhayeenka dowladda Gambia .

Dhinaca kale afhayeenka Mr Jammeh ayaa ku adkeystay in xili walba ay wadanka ku soo laaban karaan.

Madaxweynihii hore ee Gambia Mr. Jammeh ayaa xakunka dalkaasi qabtay sanadkii 1994, iyadoo doorasho dhacday bishii December ee sanadkii 2016 looga adkaaday, waxaana doorashadaasi ku soo baxay madaxweyne Adama Barrow.

Yahya Jammeh ayaa ku sugan wadanka Equatorial Guinea ee uu ka helay magan gelyo.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: