Gaalkacyo oo ay kusoo badanayaan Isticmaalka gaadiidka Bajaajta (dhegayso)

Gaalkacyo oo ay kusoo badanayaan Isticmaalka gaadiidka Bajaajta (dhegayso)

Wariyaha Daljir ee Gaalkacyo Salmaan Cabdishakuur ayaa ka diyaariyay warbixin Mooto Bajaajta oo markii ugu horaysay dadku ay raacaan gudaha magaalada Gaalkacyo, waxaan muuqata in ay suuqa ka saareen Basaskii ay dadku raacijireen.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com