Madaxweyne Waare oo ka digay khalalaaso ka dhasha doorashada Galmudug

HomeWararka

Madaxweyne Waare oo ka digay khalalaaso ka dhasha doorashada Galmudug

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay howlaha dhismaha Galmudug oo ay dowladda Soomaaliya ka wado Magaalada

Goorma Ayey Dib U Bilaabanayaan Wadahadalada Galmudug iyo Ahlusuna (DHEGAYSO)
MAANHADAL: Shirka wadatashiga Arrimaha doorashooyinka & qodobadii ka soo baxay (dhegayso)
Fiqi: “Dastuur Koonfur keliya qoratay ayaa ka socda Xamar, halkee ka dhaqan geli doonaa

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay howlaha dhismaha Galmudug oo ay dowladda Soomaaliya ka wado Magaalada Dhuusamareeb,isaga oo ka digey in doorasho khalalaaso keenta ay ka dhacdo Galmudug.

Waare ayaa sheegay in waqti badan ay qaadatay in Maamul loo dhan yahay laga dhiso deegaannada Galmudug,hayeeshee ay muhiimn tahay in la dhiso doorasho loo dhan yahay oo aan dhibaato ka dhalan lana musuq maasuqin.

“Maamulka nala deriska ah ee Galmudug dhismihiisa foosha ayaa ku daahday tusaalaha koonfur Galbeed qaata,waxaana leeyahay dowladda halkaas yeysan ka dhicin doorasho khalalaaso ka dhasha oo la isku fahmi waayo ayuu yiri”Madaxweyne Waare.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: